Mid kamid ah Gobolada dalka oo laga Iibinayo Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga sare !!

Sida aan wararka ku heleeno waxaa maalmihii dambe magaalada Muqdisho joogay wafdi ka socda gobolka Gedo, kuwaasi oo magaalada u yimid in ay qaadaan nuqulo kamid ah imtixaanaadka shahaadiga dugsiyada sare ee dalka ee qaadayso wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee dalka waxaana la sheegay in si qarsoodi ah imtixaanaadkaasi u qaadanayaan oo ay iibsan … Continue reading Mid kamid ah Gobolada dalka oo laga Iibinayo Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga sare !!